Magaalo beddelkii lacagta Gaadiidkeeda lagu raaco Qashinka Balaastikada !!!

Magaalada labaad ee ugu weyn dalka Induniisiya ee Surabaya ayaa la timid hab cajiib ah oo dadka degaanka lagu dhiirri-gelinayo inay dib u adeegsadaan qashinka aan dhamaatiga gelin ama walxaha la cusbooneysiin karo: waxaana taasi loo marayaa in si lacag la’aan ay ku raacaan gaadiidka dadweynaha. Balse halkii ay awal ka bixin jireen lacag caddaan … Continue reading Magaalo beddelkii lacagta Gaadiidkeeda lagu raaco Qashinka Balaastikada !!!